WIRE โ Taariikhda ummaduhu waxay leedahay maalmo u noqda tiirarka jiritaankooda. Soomaaliya, 26-kii Juun iyo 1-Luulyo 1960 waa laba maalmood oo aan lagu xusuusan oo keliya munaasabad qaran, balse ah saldhigii fikirkii dowladnimada casriga ah ee Soomaaliyeed. Waa maalmihii ay rumowday riyadii xorriyadda, midnimada, iyo dhismaha qaran ay Soomaalidu yeelato.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.