WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabada lagu xusayay todobaadka xorriyada. Sidoo kale munaasabada waxaa ka qeyb galay wakiilo Beesha Caalamka iyo marti sharaf kale. Madaxweyne Xasan ayaa ubax dhigay taalada daljirka daahsoon ee degmada Boondheere, isla goobta ayuu salaan sharaf uga qaatay ciidamada qeybahooda kala duwan... The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay bandhig lagu soo xiray todobaadka xorriyadda appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.