WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa ka qeyb galay munaasabadda qaran ee Calan-saarka Habeenka 1-da Luulyo, oo lagu xusay sannad-guurada 66-aad ee xorriyaddii Gobollada Koonfureed iyo midowgii Gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee dhidibada u taagay Jamhuuriyadda Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabaddan taariikhiga ah, isagoo xusay in

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.