WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da Luulyo, oo ku beegan 66-guurada ka soo wareegtay midowgii Gobollada Waqooyi iyo Koonfur iyo aas-aaskii Jamhuuriyadda Soomaaliyeed. War-saxaafadeed uu soo saaray ayuu Farmaajo ku sheegay in maalintan taariikhiga ah ay astaan

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.