WIRE โ€” Muqdisho โ€“ Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cali, ayaa maanta soo xiray tababar muddo saddex maalmood ah socday oo ku saabsanaa isgaarsiinta sharciga iyo istiraatiijiyadda, kaas oo loo qabtay diblomaasiyiin Soomaaliyeed iyo mas'uuliyiin ka tirsan dowladda. Tababarka ayaa waxaa soo qabanqaabisay hay'adda Med-Or Foundation oo kaashaneysay Wasaaradda Arrimaha Dibadda,

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.