WIRE โ€” Qaahira โ€“ Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Madaxtooyada Masar, Axmed Ridha, oo uu ka guddoomay dhambaal hambalyo ah oo Madaxweynaha Masar, Cabdel Fataax Al-Sisi, ugu diray Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.