WIRE โ€” Qaahira โ€“ Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Masar, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u fadhiya Ururka Jaamacadda Carabta, Cali Cabdi Awaare, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka caadiga ah ee Kooxda Danjirayaasha Dalalka Afrika ee fadhigoodu yahay magaalada Qaahira. Shirka oo ay ka qaybgaleen danjireyaal iyo wakiillo ka socday dalal badan oo Afrikaan ah

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.