WIRE โ€” MUQDISHO โ€“ Raiisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka Kenya, isagoo ku tilmaamay eedeymahaas kuwo been abuur ah, aan sal iyo raad toona lahayn. Qoraal uu soo saaray ayuu Jibriil ku sheegay inuusan marnaba ku lug yeelan falal wax

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.