WIRE โ Addis Ababa ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho shaqo ku jooga dalka Itoobiya, ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay Ra'iisulwasaaraha Dowladda Federaalka Dimuqraadiga ah ee Itoobiya Mudane Abiy Ahmed. Kulanka labada hoggaamiye ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, kor u... The post Maxey kawada hadleyn madaxweyne Xasan Sheekh iyo Raiisul wasaaraha Itoobiya ? appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.