WIRE โ MUQDISHO -Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo dowladeed, kuwaas oo door weyn ka qaadan doona dowlad-dhiska Soomaaliya. Sidoo kale, waxa uu dhagax-dhigay mashaariic cusub oo ay hirgelinayso Xukuumadda DanQaran. Ra'iisul Wasaaruhu waxa uu ugu horreyn xarigga ka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.