WIRE โ€” Baydhabo ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta si rasmi ah u furay Madasha Arrimaha Bini'aadanimada Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), wasiirrada gargaarka dowlad-goboleedyada dalka iyo madaxda hay'adaha ka shaqeeya arrimaha bini'aadanimada. Madashan ayaa diiradda lagu saaray xaaladaha bini'aadanimada ee dalka,... The post Shirka madasha arrimaha Baniadanimada Soomaaliya oo maanta ka furmay Baydhabo appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.