WIRE โ QAAHIRA Janaraal Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Mudooyinkii dambe ay dalka Masar uga socotay waxbarasho sare oo la xariirta Kulliyadda Sare ee Dagaalka ayaa ka qalin-jabiyay Akadeemiyada Militariga ee Daraasaadka Sare iyo Istaraatiijiyadda. Janaraal Mascuud Maxamed Warsame ayaa kamid noqonaya saraakiisha Soomaaliyeed ee helay tababarrada heerka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.