WIRE โ Addis Ababa โ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay. Safarka Madaxweynaha ayaa lagu sheegay mid lagu xoojinayo xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga istiraatiijiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya,
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.