WIRE โ MUQDISHO Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa hambalyo u diray shacabka, Dowladda iyo hoggaanka Jamhuuriyadda Jabuuti munaasabadda 27-ka Juun oo ah maalinta xorriyadda iyo madaxbannaanida dalkaas. Farmaajo ayaa sheegay in munaasabaddani ay xasuusinayso doorkii shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay ku lahaayeen garab istaagga halgankii gobannimo-doonka shacabka Jabuuti, taas oo muujinaysa walaaltinimada
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.