WIRE โ€” Beledweyne โ€“ Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan uga qeyb galay xuska iyo dabaal-degga munaasabadda 49-aad ee maalinta madax-bannaanida Jamhuuriyadda Jabuuti. Wasiir Fiqi ayaa ugu hambalyeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, iyo shacabka Jamhuuriyadda Jabuuti, munaasabadda qaran ee xuska maalinta xorriyadda, isagoo tilmaamay in

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.