WIRE โ Muqdisho โ Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaan qaar ka mid ah Wasiirrada Gargaarka ee Dowlad-goboleedyada, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan sagootin ah ugu sameeyay 25 sarkaal. Saraakiishan oo ka kala socda SoDMA iyo Wasaaradaha Gargaarka ee dowlad-goboleedyada ayaa tababar ku saabsan u diyaar-garowga, ka hortagga
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.