WIRE โ Muqdisho ( Raxanreeb Online) Dowladda Soomaaliya, ayaa qabatay nin ku eedeeysan in uu malaayin doollar kasoo lunsaday magaalada Minyaabolis ee gobolka Minisoota ee dalka Mareykanka. Madaxa FBI-da ee Minneapolis Christopher D. Dotson ayaa oga mahadceliyay dowladda Soomaaliya soo qabashada Cabdikariim Cabdullaahi Ciidle oo ah muwaadin soomaaliyeed oo khamiista lagu xiray Soomaaliya. "Qabashada Cabdikariim Ciidle waxay... The post Nin ku eedeysan in Mareykanka lacag ka lunsaday oo lagu qabtay Muqdisho appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.