WIRE โ Garoowe ( Raxanreeb Online) Magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland, waxaa laga soo warinaya in xaalado amni darro ah ay kasoo cusboonadeen, kaddib markii ay maalmihii dambe ay kordheen isku dhacyada ciidamada kawada tirsan maamulka Puntland. Culimada magaalada Garoowe ayaa ku baaqay in meel looga soo wada jeensado cid walba oo wax u dhimaysa nabadgelyada... The post Amniga darrada ka jirta magaalada Garoowe oo walaac laga muujiyay appeared first on Raxanreeb Online.
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.