WIRE โ€” Baladweyne ( Raxanreeb Online) Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, ayaa magaalada Beledweyne kaga qeyb galay munaasabadda lagu xusay 49-guurada ka soo wareegtay maalintii Jamhuuriyadda Jabuuti ay xornimada ka qaadatay gumeysigii Faransiiska. Wafdiga waxaa ka mid ahaa Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya Cismaan Dubad, Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, Wasiiru-Dowlaha... The post Wasiirro katirsan XFS oo Baladweyne kaga qeyb galay xuska sannad guuradii 49-aad ee xornimada dalka Jabuuti appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.