WIRE โ Muqdisho ย โ Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa hambalyo u diray dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 66-guurada ka soo wareegtay xorriyaddii Soomaaliya. Danjire Diene ayaa sheegay in munaasabaddan taariikhiga ah ay astaan u tahay
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.