WIRE โ Jabuutiย Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti, halkaasi oo ay si diiran ugu soo dhoweeyeen masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda dalkaasi. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa qayb ka ah madax iyo masuuliyiin ka socda dowladaha gobolka iyo ururada
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.