WIRE โ€” Muqdisho ย โ€“ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa ka qayb galay munaasabad ballaaran oo lagu xusay 66-guurada kasoo wareegtay xorriyaddii gobollada Waqooyi ee Soomaaliya, oo ku beegnayd 26-kii Juun 1960-kii. Munaasabadda ayaa lagu maamuusay halgankii gobannimo-doonka Soomaaliyeed iyo kaalintii ay halyeeyadii Soomaaliyeed ka qaateen hanashada xorriyadda, taas oo ahayd bilowgii

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.