WIRE โ MUQDISHO Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah xukun saddex sano oo xabsi ah ugu dhawaaqday dacwaddii loo heystay Sacdiyo Macallin Cali Xasan, oo ku caan baxday (Sacdiyo Bajaaj), kadib markii ay muddo ku dhow saddex bilood u xirnayd dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Dacwadda Sacdiyo Bajaaj ayaa soo martay marxalado kala
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.