WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa maanta xabsi saddex sanno ku xukuntay Sacdiyo Macalin Cali ( Sacdiyo Bajaaj) oo muddo labo bil ka badan u xirneed dowladda Soomaaliya. Sacdiyo Bajaaj, ayaa lagu eedeeyey in ay baraha bulshada ka aflagaadeysay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyo laamaha amniga ee Booliska iyo Asluubta Soomaaliyeed. Kiiska... The post Sacdiyo Bajaaj oo xukun lagu riday appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.