WIRE โ€” Garoowe ( Raxanreeb Online) Siyaasi Xasan Shire Abgaal oo kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee Puntland, ayaa dhaliil adag u jeediyay maamulka uu hoggaamiyo Siciid Cabdullaahi Deni. Siyaasiga ayaa marka hore ka hadlay dib u laabashadiisa magaalada Garoowe iyo cabaqadihii kala duwnaa ee uu la kulmay. Waxa uu sheegay in hadda Puntland ay mareyso marxaladihii... The post Siyaasi Xasan Abgaal oo cadeeyey sababta ay dowladda federaalka ciidamada ugu qoratay Puntland appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.