WIRE โ€” DHUUSAMAREEB โ€“ Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo dhoweeyay. Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor), ayaa Ra'iisul Wasaaraha ku qaabilay Garoonka Diyaaradaha Ugaas Nuur, iyadoo ay goobta ku sugnaayeen masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo qeybaha kala

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.