WIRE โ€” Garoowe (Raxanreeb Online) Wasaaradda amniga ee maamulka Puntland ayaa soo saartay amar culus oo ku socda shaqsiyaadka xilalka kala duwan ka haya dowladda federaalka Soomaaliya in ay tagi karin deegaannada Puntland. Bayaanka kasoo baxay wasaaradda amniga Puntland ayaa lagu sheegay in xuduudaha iyo garoomada Puntland, aysan soo geli karin dadka magacaaban ee darajooyinka iyo xilalka... The post Maamulka Puntland oo mamnuucday dadka xilalka ka haya dowladda Federaalka appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.