WIRE โ€” Dhuusamareeb ( Raxanreeb Online) Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada maamulka Galmudug. Garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb, waxaa wefdiga Ra'iisul wasaaraha ku soo dhoweeyay mas'uuliyiin isugu jira heer federaal iyo heer dowlad goboleed, saraakiil ciidanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Ra'iisul wasaare Xamsa... The post Raiisul wasaare Xamsa oo gaaray magaalada Dhuusamareeb appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.