WIRE โ€” Muqdisho, Soomaaliya โ€“ Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ), Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka Austria, Mudane Gernot Maier, iyo wafdi uu hoggaaminayay. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya labada hay'adood, gaar ahaan dhinacyada horumarinta adeegyada

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.