WIRE โ€” MUQDISHO ย Wasiirka Gaashaandhigga, XFS Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Ergada Soomaaliya ee Isbaheysiga Dalalka Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC), General Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare. General Tuuryare ayaa Wasiirka Gaashaandhigga siiyay warbixin la xiriirta howlaha iyo mashaariicda Isbaheysiga ee Soomaaliya iyo guud ahaan Geeska Afrika, isagoo sidoo kale faahfaahin ka bixiyay qorshayaasha

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.