WIRE โ€” MUQDISHO โ€“ Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa guddoomiyay shirka billaha ah ee Xafiisyada Warfaafinta ee Hay'adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ka dhacay Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha. Shirka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta mideynta fariimaha dowladda, horumarinta xiriirka warbaahinta, iyo dardargelinta howlaha wacyigelinta bulshada, iyadoo

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.