WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Waxaa maanta deegaanka Ari-caddeeye ee gobolka Sool, aas loogu sameeyey in ka badan 20 ruux oo ku dhintay dagaalkii ka dhacay deegaankaas. Dadka dhintay ayaa la sheegay in ay isugu jireen Haween, carruur iyo dad da' ah, oo aan qeyb ka ahayen dagaalka. Sidoo kale dadkii kale ee dagaalka ku dhaawacmeen,... The post Dowladda oo si kulul uga hadashay dagaalka dadka badan ay ku dhintay ee ka dhacay deegaanka Ari-caddeeye appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.