WIRE โ€” Washington ( Raxanreeb Online) Donald Trump ayaa sheegay in Iran ay si buuxda oo shuruud laaan ah u ogolaatay in baaritaano heerkoodu sareeyo lagu sameeyo Nukliyeerkeeda, kuwaa oo soconaya muddo aad u dheer mustaqbalka (weligood!!!). Haddii Iran aysan aqbali lahayn arrintan, ma jiri lahayn wax wada xaajood ah oo dheeraad ah. Madaxweynaha Mareykanka ayaa yiri.... The post Trump oo sheegay in Iran ay ogaalatay in la baaro goobaha nukleerka appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.