WIRE โ€” BAYDHABO, Juun 23ย โ€“ Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Talaadadii magaalada Baydhabo kula kulmay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay, iyadoo wada-hadallada ay diiradda saareen xaaladda siyaasadeed, dowlad-dhisidda iyo xasilloonida gobolka. Wafdiga Qaramada Midoobay waxaa hoggaaminayay Madaxa Arrimaha Siyaasadda ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Vikram Parekh, iyo Madaxa

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.