WIRE โ€” Baydhabo ( Raxanreeb Online) Hoggaamiyaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Xafiiska Qaramada Midoobay. Wafdigan oo uu hoggaaminayay Madaxa Siyaasadda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Mudane Vikram Parekh iyo Madaxa Siyaasadda Qaramada Midoobay ee u qaabilsan maamulka Koonfur Galbeed Morgan Dube.... The post Hoggaamiye Aadan Madoobe oo kulan xasaasi ah la qaatay wefdi ka socday Qaramada Midoobay appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.