WIRE โ MUQDISHO โ Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfurtay Shirka Wadatashiga Amniga ee labada heer ee dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyada dalka. Shirkan oo ah mid muhiim ah ayaa diiradda saaraya xoojinta iskaashiga, isku-duwidda iyo wada-shaqeynta hay'adaha amniga, si loo mideeyo dadaallada lagu sugayo amniga dalka. Waxaa ka qeyb
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.