WIRE โ€” MUQDISHO Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer qaran ah oo lagu gorfeynayo doorka Garaad Gacmeedku (Artificial Intelligence โ€“ AI) ku yeelan karo horumarinta adeegyada bulshada, kobcinta hal-abuurka, dardargelinta isbeddelka dhijitaalka ah, iyo horumarka dhaqan-dhaqaale ee Soomaaliya. Shirkan

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.