WIRE โ€” Muqdisho,(SONNA):- ย Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Ururka Suxufiyiinta (NUSOJ), Mudane Cumar Faaruuq Cusmaan. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xorriyadda saxaafadda, fududeynta helitaanka xogta ee wariyeyaasha, iyo horumarinta guud ee saxaafadda Soomaaliya si loo taageero warbaahin xirfad leh, mas'uul

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.