WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay arrimo muhiim ah oo la xiriira dardargelinta howlgalada, horumarinta iyo dib-u-habeynta Ciidanka xooggaiyo u diyaargarowga la wareegidda masuuliyadda amniga qaranka ee lagala wareegayo Ciidamada Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). Shirka ayaa diiradda... The post Shir looga hadlay sidii ciidanka xoogga ula wareegi la hayeen Masuuliyada amniga kaddib bixi-taanka AUSSOM oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.