WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Onlie) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay sababta ay dowladda Turkiga ugu doorteen howlaha Sahminta Shidaalka dalka. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay soo dhoweyneyso cid walba oo diyaar u ah maalgashiga Kheyraadka dalka. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in iyada oo ay ogtahay dowladda Soomaaliya in ay jiraan Shirkaddo waa... The post Maxey tahay halka arrin uu madaxweyne Xasan Sheekh ku difaacay Turkiga ? appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.