WIRE โ Muqdisho(SONNA);-Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada Liibiya, Mudane Maxamed Al-Menfi. Gudbinta warqadaha aqoonsiga ayaa si rasmi ah u astaan ah bilowga waajibaadka diblomaasiyadeed ee safiirka, waxayna muujinaysaa sida ay Soomaaliya iyo Liibiya uga go'an tahay xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.