WIRE โ€” MUQDISHO โ€“ Ra'iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya 2026 (Italyโ€“Somalia Business Week 2026), oo ka furmay magaalada Muqdisho. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, ganacsato Soomaaliyeed iyo wafdi ballaaran oo ka

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.