WIRE โ MUQDISHO โ Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta ee Masar u fadhiya Soomaaliya, S/Guuto Ahmed Fathi Abdisitar. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca, tababarrada ciidamada, taageerada howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), iyo horumarinta xiriirka
"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."
This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.