WIRE โ€” ย MUQDISHO(SONNA):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), ayaa caawa hoggaamiyay kulan wacyigelin iyo baraarujin bulsho ah oo ka dhacay xarunta degmada Shingaani ee Gobolka Banaadir, kaas oo diiradda lagu saaray U-diyaar-garowga munaasabadaha Todobaadka Xorriyadda, Bilic-soo-celinta iyo Adkeynta amniga. Kulanka oo ay sidoo kale kasoo qaybgaleen Guddoomiyaha Maamulka Gobolka

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.