WIRE โ€” Muqdisho,(SONNA):- Bulshada degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa soo dhaweeyay diwaangalinta doorashada qof iyo codka ah ee Dowladdu ay waddo. Kulanka oo ay soo qaban qaabiyeen qaybo ka mid ah bulshada ayaa waxaa kasoo qayb qalay Odayaasha Dhaqanka, Siyasiin, Culimada, Dhallinyarada iyo Haweenka waxayna sheegeen inay dooranayaan masiirkooda ama dadka matalaya bulshada. Xukuumadda DanQaran ayaa

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.