WIRE โ€” MUQDISHO Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay'adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq Dr. Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan. Kulanka labada masuul waxaa diiradda lagu saaray is-xogwaraysi ku saabsan xaaladda guud ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga lagu garab istaagayo shacabka

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.