WIRE โ€” Muqdisho ( Raxanreeb Online) Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in 5 July 2026 la qaban doono doorashada Guddoonka goleyaasha deegaanka ee gobolka Banaadir. Qoraal kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu faray Ururada siyaasadda ee qeybta ka noqday doorashada goleyaasha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir, ย lagu wargeliyay in ay u diyaar garoobaan doorashada maadama lagu... The post Waqtiga la dooran doono Guddoonka goleyaasha deegaanka gobolka Banaadir oo la shaaciyay appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.