WIRE โ€” Muqdisho( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo wareysi gaar ah siinayay Dawan Tv, ayaa weerar afka ah ku qaaday Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa sheegay in deegaanka uu kasoo jeedo Ra'iisul wasaare Kheyre ay heysato kooxda Al-shabaab, waligiisna aan la arkin asiga oo taagan wadada oo... The post Madaxweyne Xasan Sheekh oo weerar afka ah ku qaaday Raiisul wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.