WIRE โ€” Jowhar ( Raxanreeb Online) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Jowhar ee Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle kulamo muhiim ah kula qaatay, saraakiisha hay'adaha ammaanka si loo xoojiyo amniga iyo dardargelinta wada shaqeynta bulshada iyo laamaha ammaanka. Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida ee ku sugan deegaanada Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle ka dhageystay... The post MW Xasan Sheekh oo saraakiisha ciidamada kala hadlay dagaal ka dhan ah kooxda AS appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.