WIRE โ€” Tehran ( Raxanreeb Online) Heshiis lala galo Mareykanka si loo soo afjaro dagaalka ka socda Iiraan ayaa aad ugu dhow in la gaaro, waxaana ka mid ah dib u furista Marinka Hormuz, sida uu sheegay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan. Seyed Abbas Araghchi ayaa u sheegay telefishinka dowladda in heshiiska uu sidoo kale ku jiro... The post Iran oo sheegtay inay suura-gal tahay in heshiiska socda inuu furo marinka Hormuz appeared first on Raxanreeb Online.

"We aggregate wires to encourage regional discovery, sending readers directly back to the original source to explore full coverage."

This is a normalized overview of the breaking feed event. The complete, official release detailing all points, background context, and statements remains hosted by the original publisher.